Milatariga Somalia oo sheegay in ay qabteen Sargaal iyo xubno badan oo katirsan Al Shabaab

Ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa howlgalo ay ka sameeyeen magaalada Marka iyo duleedkeeda waxaa la sheegay in ay kusoo qabteen sargaal iyo dagaalyahano kale oo katirsan Kooxda Al Shabaab. Abaanduullaha ciidanka Xoogga Dalka S/guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa Warbaahinta dowlada u sheegay in Ciidanka milatariga gacanta kusoo dhigeen 32 dagaalyahan uu ku jiro sargaal sare oo … Continue reading Milatariga Somalia oo sheegay in ay qabteen Sargaal iyo xubno badan oo katirsan Al Shabaab